URURKA DIMUQRAADIGA UMMADDA BAHAWDAY
|
|
|
WARGALIN DHISMAHA XISBIGA UDUB EE AAGGA DEBADA Shacab weynaha reer S/land ee bahweynta UDUB ee ku nool caalamka debada waa inay isu habeeyaan qaab dhismeed, waxaan ku talinayaa in laysu habeeyo qaab ah AAGAG oo u sii qaybsamidoona WAAXYO oo u sii qaybsamidoona LAAMO, sidan ayaanu u qaybinay hadaydaan talo kale nagu soo biirin.
Canada Aag USA Aag Ingiriiska Aag Sweden Aag Denmark Aag Norway Aag Finland Aag Khaliijka Aag Goobo kale Waaxyo/Laamo
Aagga dhismihiisu wuxuu noqonayaa sida dhismaha gobolka ee xisbiga UDUB. Waaxduna waxay noqonaysaa sida dhismaha Degmada ee Xeerku xisbiga UDUB ku xusan.
Noloshu waa Nabad.
Maxamed Ismaaciil Bullaale Xoghayaha Guud ee Xisbiga UDUB.
|
|