UK

URURKA  DIMUQRAADIGA  UMMADDA  BAHAWDAY

 

J A M H U U R I Y A D D A      S O O M A A L I L A A N D  

08 dec 2003

[Start] [Uppåt]   
hambalyo
 
NATIIJADA
DOORASHADA
Madaxtooyada
G/Deegaanka
   IDAACADAHA
Kopenhagen Somali Radio
Radio Hargeysa
Radio Golis
BBC Somali
Galab
BBC Somali Habeen
Radio Somaliland
Radio Sahan
Radio Hanqadh
RA'YIGA
DADWEYNAHA
Somaliland: On Recognition And Statehood
Inflammatory language of the opposition parties in the political campaign.
Silaanyo: A Politician In Another Phase: A Lost Statesman or A Catch-up Politician
Somaliland will Elect UDUB!
UDUB builds the trust between each other of the Somaliland people up on the  peace.
 Kulmiye party shows no national responsibilities and political decency
 Why we should elect Dahir Rayale
 Somaliland: The little country that could
  An  Overview of the Educational System in Somaliand
 Somaliland way buuxisay shuruudihii qaran lahaa
 Post Egal Somaliland opportunities and constrainsts
 Surviving without the  UN

KU- Xoghayaha Guud Xisbiga udub, Maxamed Ismaaciil Bullaale, Hargeisa

Ku- Isuduwaha udub ee Yurub iyo Maraykan, Cismaan Xuseen Abokor, Sweden

KU-Guddoomiyaha udub UK, Siciid Yuusuf Cabdicasowe, UK

 

Ujeedo: Magacaabid Guddi Farsamo.

Mudane, Xoghayae Guud

Anagoo tixraacayna tolooyinkii wax ku ool-ka ahaa ee ku qeexnaa qoraalkii tirsigiisu ahaa-udub, xg,f-1,1,1,3,1,3 ee 06/11/2003 kuna saabsanaa dar-dar gelinta howlaha xisbigga udub guud ahaan, waxaanu go-aansanay magacaabidda guddiga farsamo oo soo derista sidda ugu haboon ee loo dar-dar gelin karro howlaha udub uk,wadda shaqent udub uk iyo xarunta dhexe ee udub heer qaran loo xoojin lahaa.

Xubnah Guddigga Farsamda.

1.Xassan Carab Guddoomiye ku-xigeenka 1aad udun uk.

2.Axmed- Nasir Hirsi Guddoomiye ku-xigeenka 2aad udub uk.

3.Ibrahim M, Cali Xoghayaha udub uk.

4.Aniis Macali Haaruun Khasnajigga udub uk.

5.Mahdi Jama Rooble Xubin G/Fuinta udub uk

6.Cabdiraxmaan Cwil M-Qayir Xubin G/Fulinta udub uk

7.Ibrahim M, Saciid Xubin G/Fulinta udub uk

8.Ismaaciil Aw Aden Xubin G/Dhex udub uk

9.C/aahi Sh-xassan Gaboobe Guddoomiye ku-xigeenka L/Sheffeild udub uk

10.C/iraxmaan M.Mohamed(cirro) Xubin gudiga L/Sheffeild udub uk.Muddane. xoghaye guud ,gudigan farsamo muddo  30 cish ah ayey howshoodda ku soo dhameystirayaan tallooyinka ay soo gaadhana u soo gugbin doonaan

G/Dhexe udub uk.wixii talooyin ah waxaad noogu soo gudbisaan E-,ailka hoos hu qoora. Kaaliyah Xoghayaha udub uk

C/Raxamaan Cawil M-qayir

E-mail: Xaruntaudubuk@hotmail.com

 

Ujeeddo:

Xilka Gudigga Farsamadda udub uk.

Gudigga Farsamadu waxaay si wanaagsan uga soo baaraan gedaayaanaa arrimahaan.-

1.Dib u eegidda qaab dhismeedka gudiyadda udub uk.

2.dib u eegidda wax-qabaadka gudiyadda udub uk.

3.Xidhiika xarunta udub uk iyo laamaha udub uk.

4.Doorka abaabul ee xaruntu qaadan karto.

5.Sababaha laamaha qaarkood u dhismi waayeen ilaa hadda.

6.Qorshe hawleed wakhti ku saleeysan.

7.kaalinta goggaamineed ee xaruntu yeelan karto.

8.Dib u eegidda kulamadda G/Fulita.

9.Golaha dhexe iyo kaalintiisa.

10.Xidhiidhka xarunta udub uk iyo xatunta dhexe ee udub heer qaran. 11.Dhaqaalaha,diraasad balaadhan oodhinacyo badan leh. 12.Dhisidda qeybaha haweenka iyo dhaliyaradda.

Kulamadda gudigga farsamadda.-

1. Sabtidda 06/12/2003, Saacadda 4pm (4 Galabnimo)

2. Sabtidda 13/12/2003, Saacadda 4pm (4 Galabnimo)

3. Sabtidda 20/12/2003, Saacadda 4pm (4 Galabnimo)

4. Sabtidda 27/12/2003, saacadda 4pm (4 Galabniom)

5. Sabtidda 05 01/2004, Saacadda 4pm (4 Galabniom)

Haddii ALLA Raali ka-noqdo maalmaha kor ku suxan ayaa ay kulmi doomaan

gudigga farsamadda.

Dhamaan laamaha udub uk iyo taagerayaash udub waxa aan ka codsaneeyna wixii

fikraddo ah in

aad noogu soo gudbisaa ciwaanka hoos ku qoran.

Dhamaan laamaha udub uk waxa la ogaysiinayaa in ay wixii su'aalo iyo

fikraddo ah ay ku soo gudbiyaan

ciwaanka hoos ku qooran.

 

Nagala soo xidhiidh:

xaruntaudubuk@hotmail.com

ALLA MAHD LEH

Kaaliyaha xighayaha udub uk, xubin G/Fulita udub uk.

Cabdraxmaan Cwil Max'uud-Qayir

 

 

HAMBALYO

Waxa dhawaan laga furay dalka Ingiriiska aagga UK ee UDUB, kadib markii lagu qabtay Novotel Hotel shirweyne ay ka soo qaybgaleen dad farabadan oo taageersan xisbiga UDUB. Waxa halkaa lagu dhisay guddidii maamuli lahayd xisbiga UDUB ee UK. Waxana warqad bogaadin ah u soo diray Xoghayaha Guud ee xisbiga, Md. Maxamed Ismaaciil Bulaale:

Ku:- Cusmaan Xuseen Abokor


Waxaad na soo gaadhsiiseen furitaanka Aagga UDUB ee UK. taasi waxay markhaati u tahay koritaanka iyo horumarka xisbiga UDUB.Haddaba, xarunta dhexe UDUB, waxay si diirran u hambalyeyneysaa furitaanka Aagga Cusub ee aad ka furteen UK. Hogaankiina yurub iyo hogaanka aagga cusub waxaan idinku bogaadinayaa hawsha xisbinimo ee aad qabateen waxaan idiin leenahay halkaa ka sii wada idinkoo isku kalsoon,isku duuban,isku aragti ah.



Max'ed Ismaaciil Bulaale
Xoghayaha Guud UDUB


 

Nagala soo xidhiidh: adminyurub@xisbiga-udub.com              Xarunta xisbiga UDUB: udub@bgtinet.com          Copyright© Xisbiga UDUB, 2002

Start ] Uppåt ] Isdiiwaangelin ] Ra'yiga Dadweynaha ] Doorashooyinka ] Maamulka ] Archives ] Suugaanta ] HAMBALYO ] Xeerka UDUB ]