|
Md. Cismaan Garaad Maxamuud Xoghaye Kuxigeenka Guud ee Xisbiga UDUB wuxuu ku dhashay magaalada Laascaanood 1937.
WAXBARASHADA Md. Cismaan dugsiga hoose iyo ka dhexe wuxuu ka dhigtay magaalada Sheekh 1947-1954. Waxbarashada Ticliinta sare wuxuu ku qaatay Kulliyada Cadmeed ee Jamhuuriyada Yaman, 1954-1957. XILKA IYO SHAQADA UU SOO QABTAY 1957-1958 Md. Cismaan wuxuu ka soo shaqeeyey Eastern Bank-kii Cadmeed ee Jamhuuriyadda Yaman oo uu madax ka ahaa waaxda xawaaladaha. 1958-1959 Md. Cismaan wuxuu ka soo shaqeeyey British Petroleum Company, waaxda shaqaalaha. 1960-1964 Md. Cismaan wuxuu ka mid noqday xubin Baarlamaankii Jamhuuriyadii Soomaaliya. 1965-1968 Md. Cismaan wuxuu ka noqday Mashruucii Ruushka ee dekedda Berbera Sarkaalka Xidhiidhinta iyo Isfahamka. 1971-1975 Md. Cismaan wuxuu u soo shaqeeyey Shirkad Maraykan ahayd, J. R. MC Dermott Company oo uu ka ahaa Maamule Sare Mashruucii Jucayma, Ra'sal Nuura, dalka Sucuudiga. 1976-2000 Md. Cismaan wuxuu ahaa ganacsade iskii u shaqaysta. 2001- ilaa hadda waa Xoghaye Kuxigeenka Guud ee Xisbiga UDUB, dalka Jamhuuriyadda Soomaalilaand. AFAFKA UU KU HADLO Afka Soomaaliga ee uu dhashay Afka Ingiriiska oo uu fasiix ku yahay ku hadal iyo qorisba Afka Carabiga oo uu fasiix ku yahay ku hadal iyo qorisba WAXAAD KALA XIDHIIDHI KARTAA Til. Guriga: 252-213-4737 Hargeysa Til. Ururka: 252- 828-3255 Hargeysa
C.V Personal Data Name: Osman Garaad Mahamed Date of Birth: 1937 Place of Birth: Las'anood. Nationality:
Somalilander. 1947-1954 Sheikh Elementary and Intermediate School 1954-1957 Aden Collage, Aden,
Republic
of Yemen. II. Work Experience 1957-1958 Eastern Bank of Aden, Head of Remittance section. Aden, Republic of Yemen. 1958-1959 British
Petroleum Company, Labor section. 1976-2000 Personal
Private Bussiness Somaliya/S/land English: Fluent (written and Spoken) Arabic: Fluent (written and Spoken) Tel. Organisation: 252 828 3255 Hargaisa |
|